Madaxweyne xilka ka qaaday Agaasime Saacado kahor shaaciyay in uu is casilay

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xilkii ka qaaday agaasimihii guud ee Wasaarada arrimaha gudaha Hirshabeellle Mudane Maxamed Xasan Kulmiye. Wareegtada uu soo saaray madaxweyne Guudlaawe ayuu ku sheegay in xilka uga qaaday agaasimihii hore sidii loo dardar galin lahaa howlaha shaqo ee wasaaradda, waxa uuna xilka agaasimaha u magacaabay Mudane Nuur Xasan … Continue reading Madaxweyne xilka ka qaaday Agaasime Saacado kahor shaaciyay in uu is casilay